October, 04-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamul Gobolleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug Dr Yaxye Sheekh Cali Maxamed uu horay Xilkaas iskaga casilay islamarkaana uu yahay Qareen ka tirsan Qareenada Dowladda Soomaaliya ee ka Howlgala Gobolka Banadir,waxaana Madaxtooyadu ay soo bandhigtay cadeymo ay sheegeen in arrintaas ay Tixraac u tahay.

Document-yadaas ayaa muujinayo inuu Yaxye mar hore iska casilay xilkaas isla markaasna uu noqday qareen kamid ah Maxkamadaha Gobolka Banaadir sida ku cad waraaqaha lasoo bandhigay.

Waraaqahaan ayaa isugu jiro kuwa uu ku caddeenayo inuu xilkaas iska casilay iyo kuwa kale oo uu ku dalbanayo in lagu daro qareenada hoos yimaado Ururka Qareenamada Soomaaliyeed.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso:

XAMARRADIO.COM


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6199
LATEST NEWS