May, 17-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
xamarradio.com

Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax ayaaa sheegay in Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo maanta ku qarxay degmadaasi.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Gaariga oo ay wateen labo wiil in ay ka shakiyeen Ciidamada Ammaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in gaarigaasi uu qarxay Markii Ciidamada Ammaanka ay qabteen ,islamarkaana ay waxyeelo soo gaartay Askar ka tirsan Ciidamada dowladda

Ciidamada Ammaanka ayaa qabtay nimankii waday Gaariga waxaana toogasho lagu dilay mid ka mid ah midkii kalena uu baxsaday.

Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Wadajir.


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5944
LATEST NEWS