May, 16-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
xamarradio.com

HOGAAMIYAHA Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Oslo ee caasimada dalka Norwey, halkaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey.

Madaxweynaha Puntland ayaa safarkiisa uu ku marayo qaar ka mida wadamada Norwey, Sweden iyo Finland waxaa ku wehelinaya Wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Shire Xaaji Faarax, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Cabdinaasir Biixi Soofe iyo saraakiil ka tirsan ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Soo dhaweynta hogaamiyaha Puntland oo ahayd mid si maqaam sare leh loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qabanqaabisay jaaliyada Puntland ee magaalada Oslo oo ah Jaaliyad aad u abaabulan oo soo bandhigay galabta soo dhawayn ay ka muuqatay farshaxaninimo aad u heer saraysa

DSC_0004DSC_0020

DSC_0021

DSC_0023

DSC_0008DSC_0011

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6076
LATEST NEWS