May, 16-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa ay ka ambabaxeen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada XAMARGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa ay ka ambabaxeenGaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada xamar

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu halkaasi kulamo kula yeelan doonaa Deeq-bixiyeyaasha caalamka.

Mudane Jawaari ayaa Deeq-bixiyeyaasha caalamka kala hadlaya sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii ay wax uga qaban lahaayeen arrimaha Ammaanka iyo Abaaraha dalka ka jira

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6199
LATEST NEWS