May, 16-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la caddeeyo xuquuqda ay leeyihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhalinyaradda Soomaaliyeed xuquuqdooda uusan qeexeen dastuurka ,islamarkaana laga doonaayo Madaxda dowladda in ay ka shaqeeyaan sidii dhalinyaradda ay heli lahaayeen xuquuqdooda. Sidoo kale waxaa ay tilmaamtay in Wasaarada dhalinyaradda ay diyaar u tahay in ay hormariso dhalinyaradda Soomaaliyeed iyadoona ay sheegtey in dhalinyarada ay yihiin tiir dhexaadka Bulshada.

soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa inay ubadan yihiin dhalinyarada waxaana dastuurka dalka u yaala uusan si fiican u qeexeenin doorka dhalinyarada kaga aadan hanaanka dalka u yaala iyadoona ay xusid mudan tahay in dowlada haatan dalka ka jirta ay ubadanyiihin dhalinyaro

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5944
LATEST NEWS