January, 11-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ayaa Maanta Dooran doona Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya kaas oo bedeli doona Gudoomiyaha KMG ah oo xiligaan shir gudoominaya kulamada xildhibaanada.

ilaa iyo afar Musharax ayaa utaagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya waxaana Ka Mid ah Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo Ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya iyo Cabdi Rashiid Xidig oo ahaa asna Wasiir dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Xubnaha kale.

Afarta Musharax uu xilkaan ku loo lamaya ayaa ka soo jeeda Deegaanada Konfur galbeed iyo Jubbaland.

Sadax ka mid ah waxa ay ka soo jeedaan Konfur galbeed halka Ruuxa afaraad uu ka soo jeedo Jubbaland.

Waxana la sugayaa cida ku soo bixi donta gudonka barlanka ee sanadka ee wadi doona afarta sano ee soo socota

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6275
LATEST NEWS