January, 11-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Mareykanka Barrack Obama ayaa gobolkiisa ka jeediyay khudbadii ugu dambeysay inta uusan xilka wareejin.

Magaalada uu kasoo jeedo ee Chicago ayuu ka jeediyay khudbadaa xalay asagoo dadka Mareykanka oo dhan la hadlaayay. Khudbadaa ayaa si toos ah talefishinada looga daawanaayay.

Waa waqtigiisii ugu dambeeyay ee uu khudbad jeediyo asagoo madaxweyne ah dabcan maadaama 20ka bishaan uu furaha aqalka cad ku wareejinaayo madaxweynaha la doortay Donald Trump.

Wax badan inay u qabsoomeen asaga iyo dawladiisii ayuu sheegay laakiin dad badan ayaa aaminsan oo reer Mareykan ah in waxa uu qaribay ay ka badan yihiin kana saayid caleeyeen wixii uu wanaajiyay.

Waxyaabaha laga xusi karo wixii uu hagaajiyay waa sida ay dad badan oo Mareykan ah aaminsan yihiin waxaa kujira barnaamijkiisa caafimaatka ee Obama Care balse caalamka oo idil ayaa siyaasadiisu saamayn xun ku reebtay ayadoo dalal badan duqeymo ciidamada Mareykanku ka

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6275
LATEST NEWS