January, 10-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
Xildhibaanada Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen Cadaado waxay u codeeyeen in ay kalsoonida kala laabteen mas’ulka ugu sareyo maamulka galmudug cabdi Karin xuseen guuleed

54-Xildhibaan ayaa Ogolaatay, cid kama aamusin, cidna ma diidin.

Waxaa xusid mudan in madaxda Galmudug ay kulankaan baarlamaanka u arkaan mid sharci daro ah oo baarlamaanku uu ku jiro fasax.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa kulankaasi ka maqnaa.

Shirka ay kal soonida kala laabteen Xildhibaanada hogaanka Galmudug Waxaa shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka mamulka galmudug waxa ayna xilibanadu codsadeyn in amankooda ay la socdaan cidamada amison iyo kuwa nabad sugida somaliya


xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6199
LATEST NEWS