Waa Salaamantihiin Bahda Website - ka Xamarradio.com
Cali Xasan Mire
Faaduna
Xasan Mire
Daadir
Xasan Mire
Canab
Xasan Mire
Faarax
Xasan Mire
Haarun
Xasan Mire
Max,ed
xasan mire
Dhamaan asxaatani waxaa ay tahniyad AROOS u
dirayaan C/wahaab Sh Cumar iyo Zam Zam Xasan Mire oo ku Aqal Galay Magaaladda
London ee Dalka Britain waxaa ay leyihii Wiil Iyo Caano Gabar iyo Caano Insha
Allaah .