Mugdisho dagallka badan manta FullStory... ( 2008/07/10 )

   Gudoomiyaha G/BANAADIR MAXEMD CUMAR CUMAR XABEEB (M.DHERE) ayaa DHAQ DHAQAAQA hubaysan ee AL SHABAAB ku edeyay in ay ka dambeyaan dilalka loo gaysanayo dadka muhiimka ah ….. FullStory... ( 2008/07/10 )

   MIDOWGA AFRICA ayaa beesha caalamka ugu baaqay in cuno qabateen la saaro cidii ka hortimaada heshiskii ay dowlada FKMG AH iyo isbahaysiga DIB U XURAYNTA SOOMAALIYA ay ku gaareen wadanka JABUTI.... FullStory... ( 2008/07/09 )

   Xildhibaanada BARLAMANKA FKMG AH ee somaaliya oo maanta kulan ku yeeshay M/BAYDHABO ayaa waxaa ay kulankooda kaga hadleen amaanka wadada isku xirta magaloyinka BAYDHABO IYO XMAR ….. FullStory... ( 2008/07/09 )

    FullStory... ( 2008/07/09 )

   Maamulka GOBOLKS HIIRAAN ayaa ku eedeyay ciidamada MIDOWGA MAXAAKIIMTA in ay QAL QAL ku abuureen dadka rayidk ah eek u nool gudaha M/BALADWEYNE…..  FullStory... ( 2008/07/09 )

   Maulka g/banaadir ayaa maanta ka dhawaajiyay in ay gacanta kusoo dhigeen raashin mucaawino ahaan liigu waday dadka ku barakay G/SH/HOOSE oo ay koxo maleshiyo ah dhaceen ….. FullStory... ( 2008/07/09 )

   koxo burcad baded soomali ah oo AFDUUB ahaan ku haystay MARKAB laga leeyahay wadanka GERMANY ayaa maanta sii daayay markabkaasi kadib markii ay qaateen lacago madax furasho ah ..... FullStory... ( 2008/07/09 )

   dagaal ayaa MAQRIBNIMADII CAAWA waxaa uu ka dhacay agagaarka TARABUNKA dagalkaasi oo u dhaxeyay ciidamo ka tirsan dowlada FKMG AH iyo koxaha ka hor jeeda ….. FullStory... ( 2008/07/08 )

   Dhaq dhaqaaqa hubaysan ee AL SHABAAB ayaa waxa ay wax laga xumaado ku tilmaamen DILALKA loo gaysto dadka ka shaqeya HAY,ADHA iyagoona ku edeyay in dilalkaasi ay ka dambeyaan dowlada FKMG AH iyo ciidamada ITOBIYANKA … FullStory... ( 2008/07/08 )

   Laba ruux oo mayd ah ayaa maanta lagu arkay agagaarka warshadii hore ee BAASTADA dadkasi oo ay ka muuqatay in six un loo dilay …… FullStory... ( 2008/07/08 )

   Raisul wasaaraha dowlada FKMG AH ee soomaaliya NUUR XASAN XUSEN NUUR CADDE ayaa beesha caalamka ugu baaqay in soomaliya la keeno ciidamo ka socda Q/MIDOBAY ….. FullStory... ( 2008/07/07 )

   Gudoomiyaha barlamanka FKMG AH EE SOOMALIYA SHIIKHA AADAN MADOOBE ayaa ku edeyay qaar ka mid xubnaha golaha wasiirada ee dowlada FKMG AH in ay ka hor yimideen…. FullStory... ( 2008/07/07 )

   DAGAALO ayaa maanta galinkii dambe waxaa ay ka dhaceen deegaano ka tirsan G/SH/HOOSE dagaalkaasi oo u dhaxeya ciidamada dowlada FKMG AH iyo kooxaha ka horjeeda ..... FullStory... ( 2008/07/07 )

   Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa cambaareyay dilkii xalay M/XAMAR loogu gaystay sarkaal sare oo ka tirsanaa hay,ada UNDB ….. FullStory... ( 2008/07/07 )

   Kulan lagu dhex dhexadinaayo xubnaha ISBAHAYSIGA DIB U XURAYNTA SOOMAALIYA ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo M/SANCA EE WADANKA YEMAN ….. FullStory... ( 2008/07/06 )

   Dadweynaha ku dhaqan M/BALADWEYNE ee xaruunta G/HIIRAAN ayaa waxaa soo food saartay cabsi ay ka qabaan in dagaalo ay ka dhacaan gudaha M/BALADWEYNE … FullStory... ( 2008/07/06 )

   DAGAAL xoogan ayaa goor dhawayd waxaa uu ka dhacay agagaarka degmada WALAWEYN EE G/SH/HOOSE dagaalkaasi oo u dhaxeya ciidamada dowlada FKMG AH IYO KOOXAHA ka horjeeda ..... FullStory... ( 2008/07/05 )

   QARAX aad u xogan oo ka dhacay agagaarka isgoyska TOWFIIQ EE D/YAAQSHIID ayaa waxaa ku geriyoday gudomiye ku xigenka degmada yaaqshiid ….. FullStory... ( 2008/07/05 )

   DAGAAL xoogan oo u dhaxeya ciidamada ITOBIYA iyo ciidamada MAXAKIIMTA ISLAMIGA SOOMALIYED ayaa waxaa uu ka dhacay xadka ay wadaagaan G/HIIRAAN iyo ismamulka soomaalida ITOBIYA ...  FullStory... ( 2008/07/05 )

   Afhayeenka Maxaakiimta Islaamka ayaa sheegay in ay ciidamo aad u fara badan oo ITOBIYAN ah ay ku laayen dagaal maanta ka dhacay duleedka M/BALADWEYNE EE G/HIIRAAN ….. FullStory... ( 2008/07/03 )

   Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay dowlada KMG iyo Shacabka Soomaaliyeed in dayactir ku sameeyaan KAWANKII hore ee XOOLAHA lagu Gowraci jiray ee M/XAMAR ….. FullStory... ( 2008/07/03 )

   Dowlada wadanka RWNDA shaacisay in ay soomaaliya usoo diri donto ciidamo ka qayb qaata howlaha nabad ilaalinta …….. FullStory... ( 2008/07/03 )

   Safiirka dowlada MARAYKANKA u fadhiya wadanka ITOBIYA ayaa wax loo baahanyahay ku tilmaamay howl galada ciidamada itobiyanka ah ay ka wadaan wadanka SOOMAALIYA …. FullStory... ( 2008/07/02 )

   Askari ka tirsan ciidamada BOOLISKA dowlada FKMG AH ayaa kooxo hubaysan waxaa ay maanta ku toogteen suuqa labaad ee ugu weyn m/xamar SUUQ BACAAD ….. FullStory... ( 2008/07/02 )

   ISBITAALADA M/XAMAR ayaa waxaa la geyay dad aad u fara badan oo ku dhaawacmay dagaalkii shalay galab ilaa xalay maqribkii ka dhacay xaafado ka tirsan D/HODAN … FullStory... ( 2008/07/02 )

   WAR DEG DEG AH 12 RUUX ayaa ku geriyotay in ka badana waa ay ku dhaawacmeen MADAAFIIC cawa ku dhacday xaafado ka tirsan DEGMADA HODAN …. FullStory... ( 2008/07/01 )

   WAR DEG DEG AH .. DAGAAL aad u culus ayaa xiligaan waxaa uu ka soconayaa xaafadado ka tirsan DEGMADA HODAN dagaalka ayaa u dhaxeya ciidamada dowlada FKMG ah cidamada AMISOM iyo kooxaha ka horjeeda …. FullStory... ( 2008/07/01 )

   Dagaalo qaraar ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen degaanka MATABAAN EE G/HIIRAAN dagaalkaasi oo u dhaxeyay cidamada ITOBIYANKA iyo koxaha ka hojeeda ….. FullStory... ( 2008/07/01 )

   Munaasabado lagu weynaynayo munaasabada 1da LULYO ayaa waxaa ay caawa ka soconayaan qaybo yar yar oo ka tirsan m/xamar ….. FullStory... ( 2008/06/30 )

   munaasabada 26ka nuun oo aan laga xusin konfurta dalka soomaaliya mana jiraan wax masuul ah oo ka hadlay munaasabadani..... FullStory... ( 2008/06/25 )

   Xildhibaanada BARLAMANKA FEDERALKA KMG AH ayaa maata kulan ay ku yesheen M/BAYDHABO ee `xaruunta G/BAAY waxaa ay kaga hadleen mamul u samaynta GOBOLADA DALKA … FullStory... ( 2008/06/25 )

   Dadka ku safra Qaybo ka mid ah gobolada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa waxaa ay ka cabanayaan kooxo burcad ah oo waxyeelo u gaysta dadka rayidka ah iyo alaabaha ay wataan….  FullStory... ( 2008/06/25 )

   Ciidamada itobiyanka ee ah ee fadhigoodu yahay WARSHADII HORE ee baastada ayaa waxaa ay SAAKAY toogten laba wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo ….. FullStory... ( 2008/06/24 )

   Ciidamo ka tirsan DHAQ DHAQAAQA HUBAYSAN EE AL SHABAAB ayaa maanta waxa ay gaareen D/BAARDHERE ee G/GADO waxa ayna halkaasi ka sameyeen … FullStory... ( 2008/06/24 )

   Sarkaal ka tirsanaa ciidamada C I D da ayaa galabta kooxo hubaysan waxaa ay ku togteen xaafada BUULO XUUBEY EE M/XAMAR ….. FullStory... ( 2008/06/23 )

   Ra iisul wasaaraha dowlada F.KM.G AH ee soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay kamiro dhalidda qeybaha wada hadalka ee u harsan dowlada iyo isbaheysiga dib u xoreynta dalka soomaaliya ….. FullStory... ( 2008/06/22 )

   Koxo hubaysan ayaa maalintii labaad waxaa ay AFDUUB ku haystan madaxii hay,ad QAXOOTIGA ADUNKA UNHCR u qaabilsanaa SOOMAALIYA ….. FullStory... ( 2008/06/22 )

   Kulan maanta magaalada BAYDHABO ay ku yeseen xubnaha BARLAMANKA F.K.M.G ah ee soomaaliya ayaa waxaa ay kaga hadleen sidii XILDHIBAANADA BARLAMANKA loogu heli lahaa LACAGAHII MUSHAARADKA ahaa oo aysan mudooyin BILA AH aysan qaadanin….. FullStory... ( 2008/06/21 )

   Dadweynaha danta yare e ku sugan M/XAMAR ayaa waxaa ay walaac aad u xoogan ka muujinayaan QIIMO KOROR ku yimid qaybaha kala duwan ee RASHINKA ay dadku isticmalaan ….. FullStory... ( 2008/06/21 )

   Dgaalo culus ayaa GALABTA galinkii dambe waxaa ay ka dhaceen WASAARADII HORE ee GASHAANDHIGA iyo XERADII GUULEADAYAASHA halkaasi oo ay ku sugan yahiin ciidamo ITOBIYAN ah iyo kuwa dowlada F.K.M.G AH ..... FullStory... ( 2008/06/19 )

   ROOBAB xoogan oo maanta oo idil ka da, ayay M/XAMAR ayaa waxaa ay HAKAD galiyen isu socodka GADIIDKA iyo dadka ee M/XAMAR …. FullStory... ( 2008/06/19 )

   Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya SH SHARIIF SH AXMED iyo SAFIIRKA DOWLADA MARAYKANKA u qaabilsan arimaha soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay M/NAIROBI ….. FullStory... ( 2008/06/19 )

   Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee SOOMAALIYA C/LAAHI YUSUF AXMED ayaa maanta dib ugu soo laabtay M/XAMAR xili uu socdaal kusoo maray wadamada ITOBIYA iyo JABUTI… FullStory... ( 2008/06/18 )

   3 Askaro oo ka tirsan ciidamada dowlada F.K.M.G ah ee soomaaliya ayaa ku geriyotay QARAX MIINO oo saakay ka dhacaya agagaarka iskuulka 21 OCTOBER ee DEMADA WABARI EE M/XAMAR ….. FullStory... ( 2008/06/18 )

   Goobahii ay shalay ilaa iyo xalay ay ka dhaceen iska hor imaadyada ayaa saaka degan wxaaana isbitaalda M/XAMAR la gaarsiiyay dad rayid ah oo ku dhaawacmay dagaaladasi shalay ka dhacayay M/XAMAR… FullStory... ( 2008/06/18 )

   WAR DG DEG AH dagaal aad u qarar oo la isku adegsanaayo hubka culus iyo midka fudud ayaa xiligaan waxaa uu ka soconayaa XAAGADA XARARYAALE EE D/WARDHIGLEY dagaalkasi ayaa u dhaxeya ciidamo ITOBIYAN ah iyo KOXAHA ka horjeeda… FullStory... ( 2008/06/17 )

   Dagaalo maanta ka dhacay xaafada JAMHUURIYA ee D/YAQSHIID oo u dhaxeyay ciidamo ITOBIYAN ah oo halkaasi ka waday howlgalo iyo koxaha ka hor jeeda ayaa waxaa ku GEERIYAODAY ilaa 4 RUUX oo rayid ah … FullStory... ( 2008/06/17 )

   Ciidamo ITOBIYAN AH oo aad u fara badan kuna hubaysan hubka culus iyo midka fudud ayaa saaka waxa ay howl galo ka wadaan DEGMOYINKA KAARAAN IYO YAQSHIID ... FullStory... ( 2008/06/17 )

   GOLAHA WASIIRADA D.F.K.M.G ah ee soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yesheen M/XAMAR waxaa ay kusoo dhaweyeen shirkii lagu dhex dhexaadinayay dowlada FKMG ah ee soomaaliya iyo isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya …… FullStory... ( 2008/06/16 )

   Madaxweynaha DFKMG AH ee soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo dhigiisa JABUTI Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka wada hadlay waxyabhihii ka qabsoomay hseshiiskii JABUTI lagu gaaray …..  FullStory... ( 2008/06/16 )

   Xubnaha sar sare ee isbahaysiga dib u xuraynta SOOMAALIYA ayaa magaalada NAIROBI waxaa ay kulamo kula leeyahiin xubno ka tirsan BEESHA CAALAMKA oo kusugan halkaasi si ay ……… FullStory... ( 2008/06/16 )

   HOBIYAYAAL ayaa maanta lagu weraray garoonka diyaaradaaha ADAN CADDE EE M/XAMAR xili uu ka dhoofayay GAROONKA madaxweynaha DFKMG ah C/LAAHI YUSUF AXMED ……….. FullStory... ( 2008/06/12 )

   Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya SH SHARIIF SH AXMED ayaa uga baaqay kooxaha ka horjeeda HESHIISKII ka dhacay wadanka JABUTI in ay taageeraan heshiiskaasi si ay wadanka ugu baxaan ciidamada ITOBIYANKA ……. FullStory... ( 2008/06/12 )

   Dowlada FKMG AH iyo isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya ayaa heshiiskii ay shalay ku kala saxiixden wadanka JABUUTI waxaa si wanaagsan looga soo dhaweyay gudaha wadanka soomaaliya …. FullStory... ( 2008/06/10 )

   Duqeyn xoogan ayey maanta ciidamada ITOBIYANKA waxaa ay u geysteen suuqa weyn EE BAKAARAHA iyo xaafado ka tirsan DEGMOYINKA WARDHIGLEY IYO HOWL WADAAG ee G/BANAADIR………………………… FullStory... ( 2008/06/08 )

   Odayaasha dhaqanka beelaha HAWIYE ayaa cambareyay duqayntii maanta ay ciidamada ITOBIYANKA AH ka gaysteen suuqa bakaaraha ee m/xamar iyagoona shegay in dagalkii maanta uu wax u dhimi doono SHIRKA KA SOCADA JABUUTI…. FullStory... ( 2008/06/08 )

   Ciidamo fara badan oo ITOBIYAN ah ayaa saaka isku fidiyay XAAFADO BADAN oo ka tirsan DEGMADA WARDHIGLEY iyadoo halkaasi ay ka dhacayaan xiligaan DAGALO culus oo ay la galen KOOXAHA ka horjeeda jogitaankoda……. FullStory... ( 2008/06/08 )

   Kulan ay yeesheen BARLAMANKA ay ku mideysan yihiin wadamada CARABTA ayey waxaa ay ku taageereen wada hadalada wadanka JABUUTI uga socda dhinacyada isu haya siyaasada wadanka soomalaiya ……. FullStory... ( 2008/06/06 )

   Gudomiye ku xigeenka ISBAHAYSIGA dib u xuraynta soomaaliya oo ku sugan M/ASMARA ayaa ku edeyay SH SHARIIF SH AXMED inuu la kulmay safiirka dowlada ITOBIYA u fadhiya wadanka JABUUTI…. FullStory... ( 2008/06/06 )

   Koxo hubaysan ayaa maanta agagaarka SUUQA BAKAARAHA waxaa ay ku togten AFHAYENKII MIDOWGA GANACSATADA EE G/BANAADIR…. FullStory... ( 2008/06/03 )

   Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee soomaaliya C/LAAHI YUSUF AXMED ayaa maanta galinkii hore kasoo dagay garoonka diyaradaha EE M/XAMAR xiliga uu soo dagayay ayaa qarax aad u xoganaa laga maqlay agagaarka garoonka diyaaradaha ee ADAN CADDE …. FullStory... ( 2008/06/03 )

   Q/MIDOBAY ayaa magaalada JABUUTI kulamo gooni gooni ah kula qaadatay xubnaha ka kala socda dowlada FKMG AH iyo isbahaysiga dib u xuraynta wadanka soomaaliya ….. FullStory... ( 2008/06/02 )

   RAISUL WASAARAHA dowlada FKMG ah NUUR XASAN XUSEN NUUR CADDE ayaa maanta waxaa kulan M/XAMAR kula yeshay xubnaha mamulka GBANAADIR …….. FullStory... ( 2008/06/02 )

   Wufdi ka socda GOLAHA AMAANKA EE Q/MIDOBAY ayaa maanta waxaa ay magaalada JABUUTI kulamo gooni gooni ah kula leeyhiin xubno ka kala socda dowlada FKMG AH iyo ISBAHAYSIGA DIB U XURAYNTA SOOMAALIYA EE fadhigoodu yahay M/ASMARA …… FullStory... ( 2008/06/02 )

   MADAXWEYBAHA dowlada FKMG ah C/LAAHI YUSUF AXMED ayaa weraro xoogan kala kulmay kooxaha ka horjeeda dowlada xili uu doonayay in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ADAN CADDE ee m/xamar isagoo kusii jeeday wadanka JABUUTI ….. FullStory... ( 2008/06/01 )

   ERGO kala duwan oo ka qayb galaya shirka lagu dhex dhexaadinayo dowlada FKMG AH iyo isbahaysiga dib u xuraynta wadanka soomaaliya ayaa waxaa ay kusii qul qulayan M/JABUTI EE WADANKA JABUUTI..... FullStory... ( 2008/05/31 )

   WAR DEG DEG AH .. ciidamo ka tirsan GOLAHA MAXAALIIMTA ISLAAMIGA AH EE SOOMAALIYA ayaa galabta galinkii dambe waxaa ay gacanta ku dhigeen XILDHIBAAN CISMAAN XASAN CALI CAATO xili uu marayay wadada isku xirta LEEGO IYO YAAQ BARI WEYNE oo ka tirsan G/SH/HOOSE..... FullStory... ( 2008/05/30 )

   Xubnaha Maxkamadaha Islaamiga ee ku sugan gudaha wadanka SOOMAALIYA ayaa Maanta waxa ay Sheegeen in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin qilaafka u dhaxeeya xubnaha sara sare ee ISBAHAYSIGA DIB U XURAYNTA WADANKA SOOMAALIYA ….. FullStory... ( 2008/05/30 )

   WAR DEG DEG AH madaafiic aad u culus oo la is wedaarsanayo ayaa maqribkii caawa waxaa laga maqlay xaafada badan oo ka tirsan M/XAMAR….. FullStory... ( 2008/05/29 )

   WAKIILKA Q/MIDOBAY u qaabilsan arimaha soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabanayaan wada hadalada nabada ee u dhexeeyay dowlada FKMG AH iyo ISBAHAYSIHA DIB U XURAYNTA WADANKA SOOMALIYA….. FullStory... ( 2008/05/29 )

   Ciidamadamo aad u fara badan oo isugu jira ITOBIYAN iyo ciidamada DFKMG AH ee soomaliya ayaa saaka waxaa ay isku Fidiyeen Deegaanka KM 13 oo ka mid ah goobihii ay u barakaceen dadkii ka QAXAY dagaladii ka dhacay /XAMAR …….. FullStory... ( 2008/05/29 )

    FullStory... ( 2008/05/29 )

   Dagaal xoogan ayaa galabta D/DHARKENLEY EE G/BANAADIR waxaa uu ku dhexmaray ciidanka DFKMG ah soomaaliya iyo kooxaha kasoo hor jeeda dagaalkaasi oo sababay in koxahan ay saacado gacanta ku hayaan SALDHIGA SALDHIGA GALBEED oo ku yaala D/MADAASI…… FullStory... ( 2008/05/28 )

   Masuul u hadlay MADAXTOYADA Dowladda FKMG ah ayaa beeniyay war ay qoreen qaar ka mid ah SAXAAFADA CAALAMKA oo ahaa in masuuliyin ka tirsan DOWLADA ay xasuuq ka gaysteen wadanka soomaaliya ….. FullStory... ( 2008/05/28 )

   ERGAYGA Q/MIDOBAY u qaabilsan arimaha BINI.ADANIMADA ayaa ku baqay in la joojiyo DILALKA iyo WAXYELOYINKA loo gaysanaayo DADKA RAYIDKA ee soomaaliyed….. FullStory... ( 2008/05/28 )

   XOGHAYAHA DIFAACA EE ISBAHAYSIGA DIB U XURAYNTA SOOMAALIYA ee haatan ku sugan M/ASMARA YUSUF INDHA CADDE OO DOWLADA JABUUTI ku edeyay in ay kala qaybinayso isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya SIDOO kale dowlada ereteriya ayuu ka raali galiyay hadalkii kasoo yeray SH. SHARIIF SH AXMED ………….. FullStory... ( 2008/05/27 )

   WAR DEG DEG AH…In ka badan 10 RUUX ayaa ku geriyotay tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen ka gadaal markii galabta galinkii dambe Dagaal culus lagu qaaday farisimo ay ISGOSKA KM4 ay ku leyahiin CIIDAMADA AMISOOM EE ku sugan M/XAMAR….. FullStory... ( 2008/05/26 )

   Xubnaha ISBAHAYSIGA DIB U XORAYNTA SOOMAALIYA ee fadhigodu yahay M/ASMARA EE `WADANKA ERETERIYA ayaa waxaa ay wadaan qorshe ay xilalka kaga qadayaan xubnaha isbahaysigaasi ee ku sugan wadanka JABUUTI….. FullStory... ( 2008/05/26 )

   WAR DEG DEG AH..Dagaalo culus ayaa caawa waxa ay ka dhacayaan xaafado ka tirsan DEGMOYINKA HILIWAA iyo YAAQSHIID dagalkaasi oo u dhaxeya ciidamamada iskaashada ee dowlada FKMG ah iyo ITOBIYANKA oo dhinac ah iyo KOOXAHA KA HOR JEEDA….. FullStory... ( 2008/05/25 )

   Gudoomiyaha golaha fulinta ee ISBAHAYSIGA DIB U XORAYNTA WADANKA SOOMAALIYA SHIIKH SHARIIF SHIIK AXMED ayaa dowlada ERETIRYA Ku eedeyay in ay ku howlan tahay sidii uu KHILAAF usoo kala dhex gali lahaa xubanaha isbahaysiga ee fadhigoodu yahay M/ASMARA ee wadanka ERETERIYA….. FullStory... ( 2008/05/25 )

   Gudoomiyaha golaha fulinta ee ISBAHAYSIGA DIB U XORAYNTA WADANKA SOOMAALIYA SHIIKH SHARIIF SHIIK AXMED ayaa dowlada ERETIRYA FullStory... ( 2008/05/25 )

   Masuul ka tirsan koxaha ka hor jeeda dowlada FKMG AH iyo jogitaanka ciidamada ITOBIYANKA ayaa ugu baaqay shacabka SOMALIYED in ay u diyaar garoobaan dagaal ay la galayaan ciidamada uu shegay in ay ka imanayaa Q/MIDOWBAY ….. FullStory... ( 2008/05/25 )

   Ciidamo ka tirsan DFKMG ah iyo kuwa ITOBIYANKA ah ayaa maanta waxaa ay baritaan ku sameyeen GURIGA UU M/XAMAR ka daganyahay MADAXWEYNIHII DOWLADII lagu soo dhisay wadanka JABUUTI DR C/QAASIM SALAAD XASAN..... FullStory... ( 2008/05/23 )

   Ciidamo ka tirsan DFKMG ah iyo kuwa ITOBIYANKA ah ayaa maanta waxaa ay baritaan ku sameyeen GURIGA UU M/XAMAR ka daganyahay MADAXWEYNIHII DOWLADII lagu soo dhisay wadanka JABUUTI DR C/QAASIM SALAAD XASAN..... FullStory... ( 2008/05/23 )

   Dagaal culus ayaa saaka waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan DEGMADA HOWL WADAAG ee M/XAMAR dagaalkaasi oo u dhaxeya ciidamada dowlada FKMG AH iyo ITOBIYANKA iskaashanaya iyo kooxaha la horjeeda..... FullStory... ( 2008/05/23 )

   SHEEKH XASAN DAAHIR AWAYS oo ka mid ah xubnaha sar sare ee Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa si kulul u Weeraray siyaasada JAAMACADA CARANTA oo ay iska indha tirayso dhibaatada ka taagan gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada XAMAR... FullStory... ( 2008/05/23 )

   Weraro xoogan oo loo adegsaday madaafiic ayaa caawa lagu qaaday gobo fara badan oo farisin u ah ciidamada ITOBIYANKA ah eek u sugan M/XAMAR ,JAWAABO ay ka bixiyen werarkaasi ciidamada ITOBIYANKA AH ayaa gaystay qasaaroyin fara badan oo soo gaaray dad rayid ah oo ku sugan xaafado ka tirrsan M/XAMAR….. FullStory... ( 2008/05/22 )

   Mamulka GOBOLKA BANAADIR ayaa soo dhaweyay hadalkii ka soo yeray RAISUL WASARAHA DOWLADA ITOBIYA MELES ZENAWI ee ahaa in uusan xiligaan ciidamadiis uusan kala baxaynin wadanka SOOMAALIYA….. FullStory... ( 2008/05/22 )

   4 askari oo ka tirsan ciidamada ITOBIYANKA ah ayaa ku geriyoday tiro intaa ka badana waa ay ku dhawacmeen qarax miino oo aad u xogana oo saaka ka dhacay WADADA MAKA AL MUKARAMA M/XAMAR ….. FullStory... ( 2008/05/22 )

   Kooxaha hubaysan ee ka horjeda DFKMG ah ayaa maanta la waregay gacan ku haynta kontarolka siinka dheer oo fariisin u ahayd ciidamada DFKMG AH waxaana lacago canshuur ah loga qaadi jiray qaadi jiray GADIDKA adegsada wadadasi ….. FullStory... ( 2008/05/20 )

    FullStory... ( 2008/05/20 )

   QARAX aad u xoganaa oo loo adegsaday BAM GACMED ayaa maqribnimadii caawa waxa uu ka dhacay gudaha Magaalada BAYDHABO ee Xarunta GOBOLKA Bay ….. FullStory... ( 2008/05/20 )

   Waalidiinta dhalinyaro soomaaliyeed oo aad u far abadan oo ku xir xiran wadamo ka tirsan caalamka ayaa maanta waxaa ay sameyrn dibad bax ay ku codsanayaan in lasoo daayo caruurtoda, wadamada ay ku xiranyahiin ayaa waxaa ka mid ah LIIBIYA TANZANIYA iyo wadamo kale …… FullStory... ( 2008/05/20 )

   Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha HAWIYE ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligaan mooshin laga keeno ra’iisul wasaareNUUR CADDE oo ay ku amaanayn in u wax badan ka qabtay arimaha dib u heshiisinta iyo niyad wanaag soo galay shacabka M/XAMAR … FullStory... ( 2008/05/20 )

   Xubno ka mid ah xildhibanada barlamanka FKMG ah ayaa sheegay in haddii laga miro dhalin waayo shirka jabuuti ay shaki gali doonto jiritaanka iyo qaranimada dalka soomaaliyed isla markaana waqtiga loo sii dharayn dono jogitaanka ciidamada ITOBIYANKA ah ee jooga wadanka soomaaliaya ……… FullStory... ( 2008/05/20 )

   Gudoomiyaha cusub ee G/HIIRAAN oo la hadlayay shacabka M/BALADWEYNEayaa shaaciyay in ay wax badan ka qaban doonaan xaaladaha amaan daro ee ka jira G/HIRAAN xili ay waxgaradka RER HIRAAN ay ka horjedaan gudomiyahaan cusud ..... FullStory... ( 2008/05/18 )

   Werar aad u xogan ayaa maanta lagu qaaday kolonyo ciidamo ITOBIYAN ah kuwaasi oo marayay agagaar DEGMADA WAN LAWEYN ee G/SH/HOOSE dagaalkaasi oo qasaro soo gaarsiiyay ciidamadii ITOBIYANKA ahaa ee werarkaan loo gaystay .…. FullStory... ( 2008/05/18 )

   Xubno ka tirsan midowga MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA SOOMALIYA ayaa maanta waxaa ay kulamo la yesheen odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolada JUBADA DHEXE IYO JUBADA HOOSE….. FullStory... ( 2008/05/18 )

   Dagaal culus oo u dhaxeya ciidamada ITOBIYANKA ah ee fadhigoodu yahay xaruntii hore ee warshadii baastada iyo koxaha ka horjeeda ayaa maanta waa uu ku dhex maray xaafado ka tirsan D/HILIWAA EE G/BANADIR dagalkasi oo gaytay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawac ……. FullStory... ( 2008/05/17 )

   Laba askari oo ka tirsan Ciidamada DFKMG ah ayaa maanta waxaa ay nin rayid ah ku toogten suuqa labaad ee ugu weyn m/xamar ee SUUQ BACAAD ninkaasi oo ay ka qaadan rabeen MOBIL oo xiligaasi watay … … FullStory... ( 2008/05/17 )

   Laba askari oo ka tirsan Ciidamada DFKMG ah ayaa maanta waxaa ay nin rayid ah ku toogten suuqa labaad ee ugu weyn m/xamar ee SUUQ BACAAD ninkaasi oo ay ka qaadan rabeen MOBIL oo xiligaasi watay … … FullStory... ( 2008/05/17 )

   Maraakiib dagaal oo ay ka dul kacayeen diyaaradaha dagaalka ayaa maanta alagu arkay qaybo ak mid ah xeebaha M/XAMAR maraakibtan dagaalka ah ayaa waxaa KA DUL BABANAYAY calanka dowlada FARANSIISKA ……. FullStory... ( 2008/05/16 )

   Xubanha ISABAHAYSIGA DIB U XURAYNTA wadanka soomaaliya ee ku kala sugan wadamada JABUTI iyo ERETERIYA ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf ku salaysan ka qayb galida shirka dib u ka socda wadanka JABUUTI ….. FullStory... ( 2008/05/16 )

   Ciidamo ka tirsan golaha maxaakiimta islaamiga ah ee soomaaliyed ayaa galab waxaa ay la waregeen gacan ku haynta DEGMADA BALCAD EE G/SH/DHEXE halkaasi oo malmahii lasoo dhaafay uusan ka jirin wax mamul ah oo ka amar qaata DFKMG ah ….. FullStory... ( 2008/05/15 )

   Gaari tikniko ah o ay lahaayeen ciidamo ka tirsan booliska DFKMG ah ayaa maanta qarax MIINO ah lagula beegsaday wadada MAKA AL MUKARAMA ee M/XAMAR qaraxasi oo gaystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo garay ciidamadii saarnaa gaarigaasi … FullStory... ( 2008/05/15 )

   Xaflado lagu mamusayo munasabada 15 may oo ku beegan maalinta dhalinyarada soomaaliyeed ayaa maanta waxaa m/xamar qaybo yar yar oo ka mid ah laga xusayaa wallow aysan muuqan meel si ad ah looga xusayo…. FullStory... ( 2008/05/15 )

   Ciidamada itobiyaanka ah ee fadhigoodu yahay xaruunta WASARADII HORE EE GAASHANDHIGA ayaa maanta waxaa M/XAMAR qaybo ka mid ka ka sameyen RAASHIN QAYBIN taasi oo ay dadka ku dhaqan m/xamar ay wax badan iska waydiyen… .. FullStory... ( 2008/05/14 )

   Dagaalo culus ayaa caawa FIDKII iyo manta lagu qaaday qaybo badan oo farisimo u ah ciidamada itobiyaanka oo ay kamid yhiin xaruunta wasaaradii hore ee GAASHANDHIGA ee m/xamar iyo GARONKA KUBADA CAGTA lagu ciyaari jiray ee ISTADIYAM MUQDISHO…. FullStory... ( 2008/05/14 )









































































































   Hogaamiyaha wafdiga isbahaysiga dib u xuraynta wadanka soomaaliya ee ka qayb galaya shirka ka socda wadanka jabuuti ayaa beeniyay in isbahaysigooga uu ka dhex jiro khilaaf ku salaysan ka qayb galida shirka ka socda wadanka JABUUTI…. FullStory... ( 2008/05/14 )

   Madaxweynaha dowlada ERETERIYA ayaa shirka ka socda wadanka JABUTI ku tilmamya in uu yahay nid lagu kala qaybinayo kooxaha ka horjeeda ciidamada ITOBIYANKA AH ee ku sugan gudaha wadanka SOOMAALIAY ….. FullStory... ( 2008/05/14 )

   Guudoomiyaha G/BAY ayaa shegay in ay wax badan ka qaban doonaan xaalada amaan daro ee ka taagan degmooyin ka tirsan G/BAY oo ay maalmahii lasoo dhaafay ee la waregayen kooxaha ka horjeda DFKMG ah ….. FullStory... ( 2008/05/14 )

   Ciidamo ITOBIYAN AH oo aad u fara badan ayaa kusii qul qulaya magaalada baladweyne ee xaruunta g/hiraan xili wax maamul ah uusan ku sugnayn magaalada baladweyne ee xaruunta G/HIIRAAN….. FullStory... ( 2008/05/13 )

   koxaha isga horjeda siyaasada wadanka soomaaliya ayaa waxa ay mujiyen tanasul ku salaysan inuu dhex maro wadhal kadib markii uu xalay ay ka wada qayb galeen xafladii lagu furayay wajiga hore e shirka oo ka dhacday guriga umada ee m/jabuuti.... FullStory... ( 2008/05/13 )

   D/BARDAALE oo ka tirsan G/BAY ayaa gacan ku hayteeda waxaa la waregay ciidamo ka tirsan GOLAHA MAXAAKIMTA ISLAMIGA SOOMAALIYED iyadoo halkasina uu isga baxay mamulkii ay dowladu u magacawday degmadaasi BARDALE...... FullStory... ( 2008/05/13 )

   Q/midobay ayaa rajo aad u wanaagsan waxaa ay ka muujiyeen inuu rajo wanaagsan kasoo baxo kulanka la doonayo in uu ka furmo wadanka JABUUTI...... FullStory... ( 2008/05/12 )

   Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa rajo wanaag ka muujiyey shirkii maanta la filayey in uu ka dhaco magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti ee ay wada yeelan lahaayeen dhinacyada Soomaaliya.  FullStory... ( 2008/05/12 )

   G udoomiyihii hore ee G/HIIRAAN YUSUF DABA GEED ayaa maanta ciidamada ITOBIYANKA ah ee ku sugan M/BALADWEYNE waxaa ay ka qaadeen HUBKII uu ku haystay gobolkaasi..... FullStory... ( 2008/05/11 )

   Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada hoose oo canshuur ka qaadayay suuqa labaad ee ugu weyn M/XAMAR EE S/BACAAD ayaa koxo hubaysan maanta ku toogteen suuqaasi..... FullStory... ( 2008/05/11 )

   Wasiirka amniga iyo arimaha gudaha ee DFKMG AH ayaa ka warbixiyay weerar shalay lagu qaaday kolonyo gawaari ah oo ay lahaayen xubno wasiiro ah uu ka mid yahay kuwaasi oo kusii jeeday M/BAYDHABO..... FullStory... ( 2008/05/11 )

   isbahaysiga dib u xoraynta soomaaliya oo qaadacay in ay ka qayb galaan shirkii lagu waday in uu ka furmo wadanka JABUUTI shirkaasi oo la iskugu keeni lahaa DFKMG ah iyo koxaha ka horjeeda ay ka midyihiin isbahaysigaasi..... FullStory... ( 2008/05/10 )

   wadada wadnaha ee m/xamar oo saaka gabi xiran mana jiraan wax gadiid ah iyo dadwene ah oo isticmaalaya iyo QOF MAYD AH oo wadaasi dhexyaalo ciidamaduna ay diideen in la qaado.......... FullStory... ( 2008/05/10 )

   Dagaal culus oo u dhaxeyay ciidamada DFKMG ah iyo koxaha ka horjeeda ayaa galabta ka dhacay xaafada xararyaale ee D/WARDHIGLEY dagaalkasi ayaa gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ahaa ............ FullStory... ( 2008/05/09 )

   kulan lagu dhex dhexaadinayo dowlada FKMG ah iyo isbahaysiga dib u xuraynta soomaaliya ee fadhigoodu yahay M/ASMARA ee wadanka ERETERIYA ayaa maalinta barito ah lagu wadaa in uu ka furmo wadanka JABUUTI...... FullStory... ( 2008/05/09 )

   WAR DEG DEG AH .....Qarax aad u xoganaa oo loo adegsaday BAM GACMEED ayaa caawa lagu weeraray goob lagu qaxweeyo oo ku taala xaafada SIINAAY ee D/WARDHIGLEY qaraxaasi oo gaystay daawaca dad rayid ah oo fara badan.... FullStory... ( 2008/05/08 )

   Dagaalo aaad u culus oo u dhaxeya ciidamada SFKMG ah iyo koxaha ka horjeeda ayaa xiligan waxaa uu ka soconayaa qaybo badan oo ka tirsan D/HODAN EE M/XAMAR FullStory... ( 2008/05/08 )

   Dhaq Dhaqaaqa hubaysan ee AL SHABAAB ayaa waxaa ay ku hanjabay in ay DOWLADA MARAYKANKA KA aargudan doonaan iyaga oo beegsan donoo HAY,ADAHA .WARIYAYAASHA .IYO .MUWAADINIINTA u dhashay maraykanka..... FullStory... ( 2008/05/08 )

   Xubno ka tirsan baarlamanka soomaaliya ayaa waxaa ay diyaarinaya mooshin ka dhan ah RAISUL WASARE NUUR CADDE kaa oo ku salaysan habacsanaan ka muqata XUKAMADIISA sida ay shegen xubno xildhibano ah ………. FullStory... ( 2008/05/08 )

   Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamadii golaha maxaakiimta islaamiga ah ee somaliya ayaa ku geeriyoday iska horimaad ay la galeen Ciidamada ITOBIYANKA AH ee ku sugan G/HIIRAAN…….. FullStory... ( 2008/05/08 )

   WAR DEG DEG AH..... Qarax aad u xogan oo sababay dhimashada qaar kamid ah ciidamada DFKMG AH iyo dhawaca dad rayid ah ayaa CAAWA waxaa uu ka dhacay /BAYDHABO ee xaruunta G/BAY.... FullStory... ( 2008/05/07 )

   Cidamo ITOBIYAN AH oo aad u fara badan oo ku sugnaa D/BUULO BURDE ee G/HIRAAN ayaa manta isaga baxay halkaasi iayadoo ayna soo dhaweyeen dadka ku dahaqa DEGMADAASI bixitaankoda waxaa ayna cidamadasi kusii jedaan M/BALADWEYNE... ..... FullStory... ( 2008/05/07 )

   10 Qofood oo u badan askarta ciidamada dowlada FKMG ah ayaa ku dhawacantay qarax mino loo adegsaday oo manta ka dhacay agagaarka saldhiga galbeed ee D/DHRKENLEY EE G/BANAADIR kaasi oo loola dan lahaa gaari TIKNIKO AH oo ay lahayeen ciidamada boliska ah ee DFKMG ah…….. FullStory... ( 2008/05/07 )

   Golaha maxaakiimta islaamiga oo ku hanjabay in cidii diida qaadashada lacagaha DUUGA ah iyo mida JEX JEXAN in ay talaabo cad ka qaadi doonan, iyagoona si qaas ah ugu hanjabay ganacsatada keensataa lacagaha cusub ...... FullStory... ( 2008/05/07 )

   Gudoomiha odayaasha dhaqanka HAWIYE MAXAMED XASAN XAAD oo shegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan in uu wax kasoo baxo shirka dhowaantan ka furmi dono wadanka JABUUTI FullStory... ( 2008/05/07 )

   Dowlada FKMG ah oo soo daweysay duqayntii ay diyaaradha AMERIKANKA ay ka gaysten magaalada DHUSA MAREEB EE G/GALGADUUD halkaasi oo uu ku geriyoday AADAN XAASHI CAYROW oo ahaa sarkaar sare oo ka tirsanaa dhaq dhaqaqa AL SHBAAB  FullStory... ( 2008/05/06 )

   Kulan looga hadlayo sidii loo socod siin lahaa lacagaha DUUGA ah iyo mida jeex jeexan oo ayisgu yimaadeen cuuumaudiin , ganacsato iyo dadweyne aad u fara badan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay MASJIDKA ABAA HURAYRA oo ku yaala SUUQA BAKAARAHA EE M/XAMAR FullStory... ( 2008/05/06 )

   Madaxweynayaasha wadamada SOMALIAYA iyo FARNCE oo ka hadlay sida laga yelayo koxo burcad badeed soomli ah oo ay hayaan ciidamada wadanka FARANCE kuwaasi oo la shegay in 4 kamid ah ay ku heebyahiin C/LAAHI YUUSUF  FullStory... ( 2008/05/06 )

   Mmulka G/banaadir ayaa ku hanjabay cidii diida qaadashada lacagaha duuga ah iyo mida jeex jeexan in ay ka qaadi donaa talaabo adag sida uu manta saxaahada u sheegay..... FullStory... ( 2008/05/05 )

   Dibad baxyo aad u xogan oo looga horjeeda diidmada lacagaha duuga ah iyo mida jexjexan ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen dhmaan suqyada M/XAMAR iyo wadoyinka waaweyn ee G/BANAADIR FullStory... ( 2008/05/05 )

   Raisul wasaaraha itobiya iyo ergayga xoghaya guud ee Q/MIDOBAY u qaabilsan arimaha somaliya ayaa kulan ay ku yesheen M/ADIS ABABA ee wadanka itobiya waxaa ay kaga hadleen arimo fara badan oo ka jira wadanka SOOMAALIYA  FullStory... ( 2008/05/05 )

   waxaa magalada XAMAR kusii badanaya diidmada LACAGAHA duuga ah taasi o saaneen ku yeelatay dadka rayidka ah ee ku sugan m/xamar  FullStory... ( 2008/05/04 )

   3 ka tirsan ciidamada ITOBIYANKA ah ayaa ku geeriyoday tiro kalena waa ay ku dhawacmeen ka gadaal markii qarax lagula begsaday xaafada TOWFIIQ D/YAQSHIID G/BANADIR  FullStory... ( 2008/05/04 )

   QARAX sababay dhaawaca dad rayid ah iyo ciidamo ka tirsan DFKMG AH oo caawa ka dhacay D/DHARKENLEY EE G/BANAADI FullStory... ( 2008/05/02 )

   weerar HOBIYAYAAL ah oo caawa lagu qaaday garoonka kubada cagta lagu ciyaari jiray ee istadiyam MUQDISHO halkaasi oo fariisin u ah ciidamo iITOBIYAN ah  FullStory... ( 2008/05/02 )

   HAY,ADA cunada aduunka ee W.F.B oo ka dayrisay xaalada nololeed ee ka jirta qaybo badan oo ka mid ah wadanka soomaaliya taasi oo dhibato kasoo gaartay dad badan oo SOOMAALI ah  FullStory... ( 2008/05/02 )

   Ciidamo ITOBIYAN ah ayaa saakay lala beegsaday qarax xili ay marayeen wadada MAKA AL MUKARAMA EE M/XAMAR qaraxasi oo qasaare soo gaarsiiyay ciidamadii ITOBIYANKA ahaa ee halkaasi marayay  FullStory... ( 2008/05/02 )

   Dowlada UGANDHA ayaa waxaa ay ka dhawaajisay in cidamada ka jooga SOOMALIA gaar ahaan M/XAAR in ay howlo muhiim ah ay ka wadaan wadanka SOOMAALIYA  FullStory... ( 2008/05/02 )

   koxo hubaysan ayaa xalay werar ku qaaday fariisin ay ciidamada DFKMG ah ku leyahiin degmada AW DHEGLE oo ka tirsan G/SH/HOOSE werarkaasi oo ababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamadii ku sugnaa halkaasi FullStory... ( 2008/05/02 )

   YUUSUF DABA GEED OO ka hor yimid xil ka qaadistii uu shalay ku sameyay RAISU WASARE NUUR CADDE FullStory... ( 2008/05/01 )

   Glaha maxakiimta islaamiga ee soomaliya ayaa cambaareyay dilkii ay diyaradaha maraykanka u geesteen AADAN XAASHI CAYROOW oo kamid ahaa dhaq dhaqaaqa hubaysan ee AL SHABAAB FullStory... ( 2008/05/01 )

   Glaha maxakiimta islaamiga ee soomaliya ayaa cambaareyay dilkii ay diyaradaha maraykanka u geesteen AADAN XAASHI CAYROOW oo kamid ahaa dhaq dhaqaaqa hubaysan ee AL SHABAAB FullStory... ( 2008/05/01 )

   Tusaale FullStory... ( 2008/05/01 )

   aadan xaashi cayroow oo ku geeriyoday duqayn ay diyaaradaha maraykanka ka gaysteen magaalada dhuusa mareeb FullStory... ( 2008/05/01 )

   Ethiopian Troops attacked and killed the Ulema in Al-Hidaaya Mosque FullStory... ( 2008/04/22 )

   SHARIKAD SOOMAALIYEED OO MAALGALINAYSA DHISMAHA DAARTII UGU DHEERAYD FullStory... ( 2008/04/21 )

   Dowladaha ITOBIYA iyo QATAR oo uu soo kala dhexgalay khilalaaf ku salaysan arimaha wadanka soomaliaya kaa oo sababay in dowlada ITOBIYA ay wadankeda ka ceeriso sfiirkii dowlada QATAR ee ADIS ABABA  FullStory... ( 2008/04/21 )

   Ra’iisul Wasaaraha dowlada Somalia col nuur xasan xuseen nuur cadde oo maanta saxafada kula hadlay xafiiskiisa m/xamar ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada DFKM dib u habeen lagu  FullStory... ( 2008/04/20 )