Home   |   Profile   | Contact
UserId:
Pwd:   
  AudioNews
 
Madaxweynaha Dowlada KMG AH Ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed Oo Ugu Baaqay Shacabka Soomaaliyeed Inay Ka Faaidestaan Maalmaha Kooban Ee Ka Hartay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan …..
xamarradio ( 9/3/2010 11:04:27 AM )
Madaxweynaha dowlada KMG AH ee soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyed inay ka faaidestaan maalmaha kooban e ka haray Bisha Barakaysan Ramadaan isla markaana la badiyo Alle Bariga .
 Video
SomaliaXamar Waa DacwootayXamar Yaa kuxaalmarin doono
Ciidamo Ka Tirsan Midowga Africa Oo Maanta Fariisimo Ciidan Ka Samaystay Goobo Hor Leh Oo Ka Tirsan Magaalada Xamar ….
xamarradio ( 9/3/2010 11:06:21 AM )
Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee ku sugan M.XAMAR ayaa maanta waxaa ay fariismo ciidan oo hor leh ka samaysteen Xaruunta Vila Baydhabo halkaasi oo haray ugu sugnaayen Ciidamo ka tirsan Dowlwda Kmg ah ee Soomaaliya .
Xildhibaano Ka Tirsan Barlamanka KMG Ah Oo Ugu Baaqay Hya.ada UNDP In ay Faraha Kla Baxdo Arimaha Dastuur Usamaynta Dalka Soomaaliya …..
xamarradio ( 9/2/2010 10:32:31 AM )
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG AH oo maanta kulan ku yeshay M.xamar ayaa waxaa ay ugu baaqeen Hay.ada UNDP inay fara kala baxado arimaha maalmahaan dambe ka jiray dalka soomaaliya ee ah inay maalgalinayso dastuur u samaynta dalka soomaaliya .
Raisul Wasaaraha Dowlada KMG AH Ee Soomaaliya Oo Maanta Magacaay Agsimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Ee Dowlada KMG AH …..
xamarradio ( 9/2/2010 7:10:32 AM )
Kulanka Golaha Wasiirada Dowlada KMG AH ee Soomaaliya maanta ay ku yeesgeen M.xamar ayaa Raiisul Wasaare Cumar C.rashiid waxaa uu gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Max ed Cismaan Cali Dhaagaxtuur uu u magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee Dowlada KMG ah .
Uuruka Midowga Yurub Oo 50 Milyan Oo Euro Ugu Deeqay Ciidamada Midowga Africa Ee Ku Sugan M.Xamar …..
xamarradio ( 9/2/2010 3:26:11 AM )
Ururka midowga Yurub ayaa lacag garaysa 50 milyan oo Euro ugu deeqday ciidamada midowga Africa eek u sugan m.xamar kuwaasi oo dagaalo kula jira kooxaha hubaysan ee ka horjeeda dowlada KMG AH ee soomaaliya .